Site icon Daruur درور

Habarta rabta Soomaali inay dhaqan xun qaataan

Habarta rabta Soomaali inay dhaqan xun qaataan

Qorshaha lala maagan yahay bulshada soomaaliyeed ma aha wax hadda yimid.

 

 

 

Qorshaha wuxuu u noqonayaa gumeysiga markuu imaanayay dalka Soomaali.

Sida la og yahay carriga Xabasha waxaa ku nool dad badan oo lagu tilmaami jiray inay yihiin shacabka Kuush oo meel badan ka deganaa bariga Africa ilaa koonfurta Masar.

Habarta rabta Soomaali inay dhaqan xun qaataan
Habarta rabta Soomaali inay dhaqan xun qaataan

Laakin marka uu islaamka yimid dadka soomaaliyeed iyo Cafarta iyo oromada waxay ka mid ahaayeen dadkii islaamka qaatay.

Soomaali maxaa lagu haystaa?

Siiba Soomaalida iyo cafarta 100% ayay islaamka qaateen waxayna noqdeen dad muslimiinah.

Sidoo kale waxaa soo galay dhiigooda dad ka yimid jaziiradda carabta iyo Yamen.

Marka la arkay umaddan oo leh waxyaabo mideynaya oo ay ka mid yihiin diinta iyo luqadda iyo dhulka ayaa la bilaabay in lala dagaallamo.

Dagaalka ugu horreeyay lagu qaaday wuxuu ahaa dhulkooda in la kala qaybiyay.

Qeyb waa Jabuuti qeybna waxaa la siiyay Itoobiya qaybna Kenya.

Marka soomaali ay xornimada ay qaadatay oo dowlad loo dhisay waxaa laga baqay in dowladdaas ay noqoto mid dalka dadkiisa isu keenta.

Kaalinta kacaanka uu ka qaatay dhaqanrogga

Markaas ayaa afgambi lagu sameeyay dowladda Soomaali waxaana loo dhiibay dalka maamul oo si toos uga horyimid diinta islaamka iyo dhaqanka soomaaliyeed.

Sidoo kale maamulkaas wuxuu salka u dhigay qabyaaladda iyo nacaybka ilaa iyo hadda dhex yaalla beelaha soomaaliyeed.

Markii dhacay nidaamkii 1991-kii dalka waxaa la galiyay qalalaaso iyo fowdo aad u ballaaran si loo daadgureeyo dadka soomaalida oo loo baddalo dhaqankooda iyo diintooda.

Danta laga lahaa burburka 30-ka sano

Marka waxaa lagu dadaalay 30-ka sano lasoo dhaafay in la helo dad gaalo ah oo ka baxay diinta islaamka oo qaatay diinta kirishtaanka qaarna noqday mulxid ooodiinlaawe ah ayaa dowlad been loo dhisay markaas ayaa laga dhigay inay dowlad heleen.

Waxaa loo sameeyay baarlamaan oo lagu sheegayo inuu yahay mid ay joogaan dad shacabka matalaya.

Laakin dhab ahaantii dadka halkaas jooga waa dad lagasoo shaqeeyay oo si fiican loo soo abaabiyay si ay u dhaqan rogaan dalka.

Madax badan oo hoos gaalo ka ah

Waxaan shaki ku jirin dad badan ay ku nool yihiin soomaali waliba dad madax ah oo hoos gaal ka ah oo ka baqaya inay hadda isasoo muujiyaan waayo wali lama gaarin xilliga loogu talaggalay inay isasoo muujiyaan.

Markii Farmaajo uu qabsaday waxaa aad usoo kordhay dilka iyo kufsiga si aan caadi ahayn kaasoo markii hore ku ekaa dadka mooryaanta ah laakin markii Farmaajo uu madaxweyne noqday wuu sii kordhay dowladda ayaaba hadda fuliso waxyaabaha qaarkooda.

Waa tuma Habarta lagu magacaabo Deeqa Yaasin?

Waan qurbaha ka timid oo gaalada ay soo dirsadeen oo lagu shaqaysanayo oo nolosha ka dhacday.

Marka naagtan la dhaho Deeqa Yaasin maanta inay keento baalamaanka qaanuun ama sharci ay leedahay waa in lagu dhaqmaa oo ah inuu nin nin kale futo ka fuuli karo sidoo kale naagna naag kale inay siilka siilka kale ugu rugi karto waa shaqada wadamada gaalada laga yaqaano.

Naagtan sheekada ay soo bandhigtay ma aha wax iyada kaliya ku kooban dad badan ayaa la wada laakin way qarsoon yihiin waana madaxda sarsare.

Marka waxaa la rabaa inay timaado maalin qofka soomaaliga qiranayo inuu yahay gaal oo madaxweyne u noqonaya shacabka muslinka ah.

Sida Itoobiya ay tahay oo kale muslimiin badan ayaa ku nool laakin xukunka waxaa iska leh gaalada.

Sidoo kale Eritrea oo kale muslimiinta ayaa badan waxaana xukumaya gaal.

Dadkan ka yimid qurbaha badankooda waa dad lagasoo shaqeeyay oo la hubo oo gaalada u shaqeeya.

Tusaale ahaan habartan maanta soo bandhigtay sheekada qoom luud yay matalaysaa ma qabiil ay ka socoto ayaa qoom luud ah oo futada iska fuula ama awooweyaasheeda ayaa futada laga fuuli jiray miyaa marka waxay rabtaa inay xaqooda usoo dhiciso maxay keenay dabada ha layska fuulo waa arrin maskaxda ay la qarxayso waso aragnay waxaas oo dhan waa wax lagu tijaabinayo shacabka soomaalida si ay arrinka u waajihi doonaan.

Habraha qurbaha sidey gabdhaha u lumiyaan

Marka sheekada soomaali ma yara waa arrin aad u weyn oo u baahan dad caqli leh aqoon leh oo diin leh inay soomaali gacanta ku qabtaan.

Dumarka dowladda ku jira oo ka yimid qurbaha ayaa ugu nugul inay durbaba qaataan dhaqanka reer galbeedka.

waa kuwa dhaqanka gabdhaha yaryar baddali kara.

Gabadha yar marka ay aragto waxay ka dhiganaysaa ku dayasho markaas ayay khadka ka baxaysaa.

Ila eega kufsiga aad buu usoo batay siiba ilmaha yaryar waliba kufsi dil la socdo.

Qaar naagaha qurbaha ka yimid caruurta ayay ka ganacsadaan soomaaliyeey haddaad caqli leedihiin kuwan qurbaha ka yimid iska naara

Exit mobile version