Site icon Daruur درور

Habar waayeel oo tuug si yaab leh u qabatay

Habar waayeel oo tuug si yaab leh u qabatay
Habar waayeel oo tuug si yaab leh u qabatay

Nin tuug ayaa habeen layl ah wuxuu soo galay guri, qolka ayuu galay waxaa jiiftay habar waayeel ah, habartii marka uu tuugga u yimid wuxuu arkay iyadoo soo jeedda, markaas ayay ku tiri waxaan lasoo jeedaa riyo naxdin leh ayaan arkay adigana waxaad u eg tahay qof wanaagsan tuuganimada danta ayaa kugu kaliftay,  ee jijimahan dahab qaado  waxaan rabaa inaad riyadan ii fasirto, tuuggii ayaa yiri waa yahay waan kuu fasiiraa ee sheeg islaantii ayaa waxay tiri; waxaan arkay anoo webi jiinkiisa ku socdo markaas ayaan sinbiriiraxday oo aan ku dhacay  biyihii anoo ku habqan rabo ayaan qayliyay : Cabdiyow Cabdiyow  markaas ayaan hurada kasoo kacay maxaa lagu fasiri karaa:
Cabdi waa wiilkeeda oo jiifay qol kale guriga kamid ah, wuxuu soo maqlay qaylada hooyadiisa markaas ayuu soo kacay, tuuggii ayuu ku bilaabay inuu garaaco, tuuggii ayaa wuxuu yiri waxaan istaahilaa in si fiican lay garaaco inaan wax xado ayaan u imid ee uma imaanin inaan riyo fasiro

Sheekada oo af carabi ah

قصة عجيبة وطريفة، تنم عن غباء بعض اللصوص، وذكاء بعض العجائز.
يقال: كان هناك امرأة عجوز بلغت من العمر عتيا، لكنها كانت تتمتع بحسن التصرف في أوقات الشدة، وسرعة البديهة.
دخل لص في بيتها وكان يريد سرقتها، فوجدها مستيقظة وجالسة في سريرها.
قال لها: ما الذي أيقظك في هذا الوقت المتأخر من الليل أيتها العجوز؟
قالت له: يا ابني أيقظني حلم مفزع، ولم استطع أن أنام بعد هذا الحلم المفزع، وأنت شكلك رجل طيب اضطررت للسرقة وأنا عندي مال كثير، خذ هذه الأساور الذهبية الغالية، ولك الحق في التصرف فيها، وربنا يرزقك ويفتح عليك.
فلما سمع اللص من العجوز هذه الكلمات الحنونة هدأ واطمأن، وقال في نفسه : هذه العجوز عندها خبل في العقل وخلل، وجلس بجنبها كي تحكي له المنام الذي رأته وتريد منه تفسيرا أو تعبيرا.
قالت له: رأيت في المنام كأني ماشية على ضفة نهر، وفجأة انزلقت قدمي ووقعت في النهر، وأوشكت أن أغرق، وبدأت أصيح بأعلى صوتي هكذا: يا عبده يا عبده يا عبده !!.
(وعبده هذا ابنها نائم في الدور الثاني)
وبعد هذا الحلم انتبهت من نومي فرعة خائفة، لم يأت لي نوم حتى الآن، ما تفسير هذا الحلم يا ولدي؟
وبدأ اللص يفكر في تفسير الحلم وتعبير المنام وكأنه ابن سيرين أو النابلسي أو ابن شاهين !!!
وبسرعة فائقة نزل عبده ابن العجوز من الدور الثاني كالصاروخ الباليستي، أمسك بتلابيب اللص وبدأ يضربه بشدة،
خافت أمه على اللص من شدة ضرب ابنها له، وقالت يا عبده كفى كفى. إن استمررت في ضربه مات من شدة الضرب.
قال اللص وهو يئنّ من الضرب: اضربني يا عبده اضربني فأنا الغبي هل أتيت للسرقة أم جئت لتفسير الأحلام؟!!!.  صفحة الترجمة

Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay

Exit mobile version