Guur ayaan rabaa aabbe iyo hooyana hadda ma oggola
Su’aasha:
Walaal wiil dhalin yaro ah ayaan ahay siigo ayaan is ka daayey waxaan ku tala jiraa inaa guursado tan kle aabahay oo maqnaa ayaa imaaday wuxa uuna dhahay wax baa isla qabsanaynaa oo somalia ayaa magaalooyinka wax gay gay naynaa ana nin shahwo ah baan ahay oo waxaan rabaa inaa guursado aabana hadaan is raac raac no oo habeeno badan maqnaado xaaskayga ayaan seegayaa ana qaladkii xumaa ayaa ku dhacaa
Hooyana markay gabar igu ma qasho
Waxay dhahdaa ha is da dajin wiil yar ayaa tahay oo dhibaatada i haysato ma oga aabana m oga maxaa samayeeyaa wll mcn.
![Guur ayaan rabaa aabbe iyo hooyana hadda ma oggola](https://daruur.com//wp-content/uploads/Guur-ayaan-rabaa-aabbe-iyo-hooyana-hadda-ma-oggola.jpg)