Site icon Daruur درور

Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa

Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa

Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa
Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa

Dhafaruur ama muryo afka qalaadna Grewia tenax, phalsa cherry, white crossberry, raisin bush, gangara, gangu, ama kanger,  carabigana waxaa loo yaaqaanaa القضيم   ama  القنطريون الأحمر  waa geed miro macaan badan dhalo wuxuu ka baxaa Africa saxaraha lagasoo bilaabo ilaa Tanzania iyo qayb ka mid ah koonfur Africa iyo jasiiradda carabta iyo qaaradda India.

Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa
Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa
Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa
Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa
Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa
Geedka dhafaruurta loo yaqaano
Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa
Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa
Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa
muryada ama dhafaruurka soomaali laga helo

Qaamuuska af soomaali wuxuu ku qeexay sidan:

 

dhafaruur m.l Geed gaab laamo dhuudhuuban oo miro hurdi ah macaan oo la cuno leh.

Geedka dhafaruurta loo yaqaano
Geedka dhafaruurta loo yaqaano

Geedkan koonfurta soomaaliya meelaha qaar waxaa looga yaqaanaa muryo waa geed aad u macaan sida malabka ah waxyaalaha uu leeyahay waxaa ka mid ah qofka marka uu cuno caloosha ayuu dhejiyaa qofka saxarada ayaa ku dhegta waxaa laga sameyn karaa daawo shubanka lagu joojin karo, geedkan wuxuu u baahan yahay baaritaan dheer in lagu sameeyo.

Waxaa kaloo laga sameyn karaa cabitaan aad macaan badan. Dhakhaatiirta waxay sheegeen in laga helo feero ama bir wuxuu daawo u yahay dhiigyarida.

Waxaa kaloo ay sheegeen dhakhaatiirta caleenta geedkan inay daawo tahay bakteeriyada iwm.

 

تُفيد تلك العشبة في علاج أمراض البروستاتا لدى الرجال
يُستخدم زيته كدهان لمرضى الروماتيزم وعرق النسا
يُستعمل لعلاج الحمى والإمساك ،ويعمل كمُلين جيد للأمعاء
منقوع النبتة يستخدم كغسول للعين لعلاج أي التهاب بها
يُعالج الاكزيما التي تظهر في فروة الرأس

 

 

Raadraac

 

Dhuusada badan hadii la celiyana calool xanuun imaanayo

 

Halkan ka daawo waxtarka geedka dhafaruurka

 

Geedka dhafaruur ama muryo la dhaho caafimaadka waxa uu u taro halkan ka daawo

 

Exit mobile version