Site icon Daruur درور

Galmada kadaloobsiga dumarka iyo caafimaadka

Galmada kadaloobsiga dumarka iyo caafimaadka

Su’aasha:

SCW waanidin salaamay waxaan rabaa inaad iga jaahilbxisaan galmada kadaloobsiga dumarka waa maxay marka hore dhib miyay u keenaysaa ninka.

Galmada kadaloobsiga dumarka iyo caafimaadka
Galmada kadaloobsiga dumarka iyo caafimaadka

Jawaabta:

Kadaloobsiga waa la wada yaqaanaa waa fadhiga aan dabada dhulka dhigaynin qofka wuxuu ku tiirsanayaa lugihiisa.

Galmada kadaloobsiga waxaa laga wadaa naagta inay ninka oo dhabar dhabar u jiifa ka sare marto iyadaana shaqada qabanaysa.

Dad badan ayaa aaminsan qaabkan inuu dhib u keenaya ninka qoyaanka farjiga kasoo baxaya inuu ka galayo ibta taas waxaa sheegay dadkii hore waxaa ka mid ah caalimkii muslimiinta Ibnu alqayim.

teeda kale waxaa suurtagal ah ninka inuu geedka ka jabo marka ay naagta si kedis ah isugu tuurto oo uusan galin xuninta taranka.

Teeda kale naagta oo ninka ka saramayso waa inay haataa naag caato ah , dumarka buuran ma ku fiicna sheekadaas, sidoo kale naagta lugo xanuun ayay ka qaadaysaa galmada fadhiga noocaas ah marka ay ku daahdo waayo waxay ku tiirsanaysaa cagaheeda teeda kale dareenka galmada jirka oo dhan ayuu kiciyaa sidaa awgeed waxay noqonaysaa dhowr saacad kaddib qof jajabn oo lafaha ka xanuunaya.

guud ahaan galmada caadiga oo ninka haweeneyda ku kor seexanayo oo loo yaqaano galmada jiifka ayaa dadka u badan yihiin sidoo kale galmada istaaga waxay keenaysaa jir xanuun mararka qaarkii, midda foorarka iyaduna jilba xanuun ayay leedahay marka ay daahdo.

soomaalida waxay maahmaahdaa “kadaloobsi waa kuunto wadkeeda” taas waxay ula jeedaan qofka marka uu kadaloobsado dhuuso ayaa qabanayso marka soomaalida ma jecla fadhiga kadaloobka.

Qaabka raaxada raga ugu jecelyihiin

Badhidayda xadkay ka baxday maxaan ku yareeyaa

 

The common practice is to sit on top of the man who is lying on his back and leans on his legs.

In the case of the supine position, the woman is on top of the man who is lying on his back and she is doing the work.

Many people believe that this position causes discomfort to the man because the moisture from the vagina enters the edge, which was said by the ancients, including the Muslim scholar Ibn al-Qayyim.

On the other hand, it is possible for the man to break his penis when the woman suddenly throws herself and does not enter the genitals.

On the other hand, the woman who is on top of the man should be a slim woman, fat women are not good for this story, and the woman also gets leg pain from sex in this position when she is late because she leans on her feet, and the sexual sensation stimulates the whole body, so after a few hours she becomes a weak person with aching bones.
In general, normal sex where the man sleeps on top of the woman, known as lying sex, is popular among the people. Also, standing sex sometimes causes physical pain, and the one who bends down also has knee pain when it is delayed.

Somalis have a proverb “Kadaloobsi waa kuunto wadkeda” which means that when a person squats, he is doing something wrong, so Somalis do not like sitting on the bench.

 

Exit mobile version