Site icon Daruur درور

Gabdhuhu markay hal mar galmo xaaraan ah sameyan maxay ugu dhiiranaadan

Gabdhuhu markay hal mar galmo xaaraan ah sameyan maxay ugu dhiiranaadan

Su’aasha:

Maxay tahay sababta ka dambaysa gabdhaha badankood hal mar markay galmo xaaraan ah sameeyan inay marar kale o farabadan sameeyan ugu dhiiranaadan

Gabdhuhu markay hal mar galmo xaaraan ah sameyan maxay ugu dhiiranaadan
Gabdhuhu markay hal mar galmo xaaraan ah sameyan maxay ugu dhiiranaadan

Jawaabta:

Qofka marka uu hal mar dambi ku dhaco inta badan wuu sii wadayaa

Maxaayeelay shaydaanka ayaa usii qurxinaya dambiga.

Sidoo kale nafta caadi ayay ka dhiganaysaa.

Marka hore waxaa laga yaabaa inuu dambiga ka baqo.

 

 

Riyada sinada halkan ka daawo

 

Once a person commits a sin, they often continue to do so.

because the devil does  continue to embellish the sin

It also normalizes the soul.

At first, he may be afraid of the sin.

Exit mobile version