Gabdhaha raaxada ninkooda aan deeqin

Gabdhaha raaxada ninkooda aan deeqin

Su’aasha:

Marka an jameeca dhameeno kadib ayaa gacanteyda isticmaala.

Gabdhaha raaxada ninkeeda aan deeqin
Gabdhaha raaxada ninkeeda aan deeqin

Jawaabta:

Naagta iyo ninkeeda istiinka wuu u banaan yahay, wayna istaataaban karaan, gabadha inay ku raxaysan weyso galmada dabiiciga ah waxaa laga yabaa inay sabab u tahay qaangaarkeeda ayay gacanta baratay, marka isku day inaad ku raaxaysato galmada ninkaaga oo dabiiciga ah, ama isaga ka dalbo gacantiisa inuu kugu raaxeeyo, haddii uu yahay dareenkaaga mid ku badan leh kintirka, marka galmada ay socoto adiga iyo ninkaagaba waad istaaban kartaan qof kastena wuxuu taaban karaa jirkiisa iyadoo raaxada ay socoto, laakin inaad meel aaddoo oo aad siigaysato waa laga fiican yahay.

Teeda kale ninka waxaa laga rabaa inuu ogaado naagtiisa dareenkeeda meesha uu ku badan yahay si uu ugu dadaalo raaxadeeda.

 

Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa?

 

The woman and her husband are free to exercise, and they can stand up, the girl’s failure to enjoy natural sex may be due to her adulthood she has learned her hand, when try to enjoy your husband’s natural sex, or ask him from his hand to enjoy you, if your feelings are more than your penis, When sex is going on, you and your husband can touch each other and everyone can touch their body while the pleasure is going on, but it is better to go somewhere and masturbate.

On the other hand the man is required to know his wife’s feelings where he is more so that he can strive for her pleasure.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More