Gabdhaha oo aad jaamacada u dhigto Soomaali

Girls are more studied in universities in Somalia

Gabdhaha oo aad jaamacada u dhigto Soomaali

Soomaali oo ka bilowday isbaddal waxbarasho la taaban karo.

Gabdhaha oo aad jaamacada u dhigto Soomaali
Gabdhaha oo aad jaamacada u dhigto Soomaali

gabdho badan ayaa jaamacado ka baxaya sanad walba waxaa jira tartan aan caadi ahayd.
aqoota waa wax aad u qurux badan oo aan la heli karin, maxaa ka fiican in qalinka la qaato oo qorigana layska dhigo.

dumarka marka ay wax bartaan isbadal weyn ayaa ka dhacaya dalka, waayo dumarka ayaa ah kuwa bulshada ay ku tiirsan tahay.
tarbiyaha ubadka waxay kasoo bilaabataa hooyada marka aad guursato naag fiican oo aqoon leh oo dareen fiican u leh cilmiga iyo muhimadda uu u leeyahay dadka waxaa weeye guul aan la gaari karin

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More