Site icon Daruur درور

Gabdhaha la guursanin ee bikradda ah iyo gabdhaha aan bikradda ahayn dhaqan koogu miyu kala duwan yahay

Gabdhaha la guursanin ee bikradda ah iyo gabdhaha aan bikradda ahayn dhaqan koogu miyu kala duwan yahay

Su’aasha:

A S C, gabdhaha la guursanin ee bikradda ah iyo gabdhaha aan bikradda ahayn yacni gabdhaha aan waligood galmo xaaraan ah rag la soo samayn iyo gabadhaha galmada xaaranta soo sameeyay dhaqanka ay lee yihin iskumid miyaa gaar ahaan xidhidhka jacaylka iyo shukaansiga ay raga la lee yihin qaabkay ula dhaqmayaan raga miyu kala duwan yahay mise waa iskumid. Teeda kale ninku intuusan gabadha guursanin kahor inay gabadh bikro ah tahay iyo inay gabadh bikro ahayn oo rag lasoo tumanaysay ay tahay xiligu la shukaansanayo qaabkay ula dhaqmayso miyu ku kala ogaan karaya mida kale wado kale o u ku kala ogaan karo haddii ay jirto si faahfahsan isoo sheega

Gabdhaha la guursanin ee bikradda ah iyo gabdhaha aan bikradda ahayn
Gabdhaha la guursanin ee bikradda ah iyo gabdhaha aan bikradda ahayn

Jawaabta:

Qofka aadanaha wuu is qarin karaa, inkastoo qofka xumaanta sameeyo mar kasto ma is qarin karo.

Naagta xumaanta u baratay isma reebi karto, waxa soo saaraya waxa u qarsoon

Arrintan in badan ayaa laga qoray webka Daruur ka dhex raadu

 

A human being can hide, although a person who does evil cannot always hide.

A woman who is accustomed to evil cannot stop herself, she brings out what is hidden for her

This issue has been written a lot about the trail in Daruur web site

Halkan ka daawo waxtarka xulbada

Exit mobile version