Gabdhaha da’doodu hooseeyo 20 jir maxaa naasaha ka rida
Su’aasha:
A S C, waxa jira gabdho la guursanin oo da’doodu ka hooseeyo 20 jir kuwa jidhkoogu buuran yahay iyo kuwa caato ahba marka hore iyago naaso yaryar o adag lahaa unbay mudo yar kadib naasahoogu intay jilcaan aye dhacayaan ma ladhihi karaa waxa sabab u ah naasahoogu inu ka dhaco waa maadaamay ragu istiim iyo galmo ay ku sameeyen mise sabab kale ayaa jirta

Jawaabta:
Naasaha sababo badan ayaa ka dhiga balaq, kaliya ma aha guurka iyo galmada.
Waxaa inta badan ay u noqonaysaa taas hormoonada jirka gabadha.
Waxaa kaloo jiro sabab naaska laftiisa u noqonayso.
Naasaha wareegooda buuran yahay oo salka balaaran leh oo aan soo dheereyn ma dhacaan
Naasaha dhaadheer oo dhuuban way dhacaan isma reebi karaan taasna way jirtaa.
Riyada naasaha halkan ka daawo
Breasts can become saggy for many reasons, not just marriage and sex.
This is often due to the hormones in a woman’s body.
There is also a reason for the breast itself to become saggy.
Breasts that are round, have a wide base, and are not elongated do not sag
Breasts that are long and thin will sag
and they can’t stop,