Site icon Daruur درور

Gabar uu xiriir inaga dhexeyo aabahed wajigisa oo iftiimaya

Su’aasha:

Asc wll waxa jirta gabar uu xiriir inaga dhexeyo gabadha aabahed wuu dhintay naxaristi Jano Alla hasiyee waxay iiga sheeken jirtay wanagisa iyo sidu u ficnaa lakin waligay maan arag aabahed waxan ku riyoday labo haben oo isku xiga gabadha aabahed iyo aabahay oo hal meel kawada shaqeya markas waxaa timid gabadhi oo qado aabahed u sida ana aan qado aabe an u sido marka wxan is iri bal manta wa igisa eeg fursad bad ku haysata lakin iftiinka kaso baxaya wajigisa awgeed indhaha wan u dhames tiri wayey marka wll riyadaa mxa lagu fasiri karaa.

Gabar uu xiriir inaga dhexeyo aabahed wajigisa oo iftiimaya
Gabar uu xiriir inaga dhexeyo aabahed wajigisa oo iftiimaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas xaalka uu ku sugan yahay nuurka wuxuu tilmaamayaa wanaagga iyo salaadda iyo camalka fiican uu samayn jiray, waa riyo aad u wanaagsan oo bishaaro u ah gabadha aabaheeda.

Exit mobile version