Site icon Daruur درور

Gabar riyootay iyadoo madaxeeda intay dhabta saaratay injir ka guraysa

Su’aasha:

Asc gabar reer leh ayaan waxay ku riyootay iyadoo madaxeeda intay dhabta saaratay injir ka guraysa maxay noqonkartaa wll

Gabar ku riyootay iyadoo madaxeeda intay dhabta saaratay injir ka guraysa
Gabar ku riyootay iyadoo madaxeeda intay dhabta saaratay injir ka guraysa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay ka badbaadi doonto dhibaatooyinka murugta ku haya, injirta riyo marka lagu arko guud ahaan waxay tilmaamaysaa fikir iyo rafaad qofka soo gaaraya, siiba marka ay qofka madaxa kaga jirto, maadaama ay gurayso waxaa laga wadaa inay ka baxsan doonto fikirka iyo murugta iyada haysato ama soo gaari doonto.

Exit mobile version