Gabar riyo ku aragtay wiil gacanta ka qabsanaya
Su’aasha:
Asc wll alle haku sharfo waxd igaso jawabtan
Waxn markaste ku riyodaa meel an wax ku dhigan jirey waxn ku riyoda madarsadii an quranka ku dhigan jirey waxn arka macalinkygi oo nala subciya quranka mar quranka wan garanwaya se xalay waxn ku riyodey jamacada ano jooga fasalkn ka dhigto ano fadhiya waxn rabay inan baxo kadib intan bixin wiil fasalka joogay aya igu idhi ana wan baxaya kadib gacanta isasi qabsany ardeydu wey nag qeyliyen wiilka aqoon uma laheyn.
