Gabar riyo ku aragtay iyadoo dhulka ku kaadinaysa
Su’aasha:
walaalo gabar haday aragti iyadoo musqusha aaday oo fadhiga musqusha agtiisa mee dhul ah fariistay oo ay kaadinayso kaadida aad bay u badan tahay marka ay kaadinayso waxay daremaysaa farxad iyo raaxo daran lakin kaadida aad bay u badan tahay maantoo dhan way iska socotaa riyadas maxaa lagu fasiri karaa.
