Gabar qortay buug Goroob Iyo Godob Rageed la magac baxay
New book talks about the interaction between men and women in Somalia
Buugga “Goroob Iyo Godob Rageed” oo ah buug ay qortay haweeney soomaaliyeed.
waxaa lagu magacaabaa Nimco Maxamed Nuur waxayna ku nooshahay magaalada Espoo ee dalka Finland.

buugga wuxuu ka hadlayaa waxyaalo badan oo la xiriira ragga soomaaliyeed.
sidoo kale wuxuu wataa qisooyin dhacay oo la guudboon dumarka.
buugan wuxuu aad u gilgilay ragga soomaaliyeed waxaad ka dareemi kartaa buugga waxyaalo badan inuu taabtay oo bulshada soomaaliyeed iyo haweenka noloshooda la xiriira.
sheekooyinka naagaha garoobada iyo kuwa ragoodi dayacay ayaa sheekada buugga sal u ah.
