Gabar markaste Allaahu Akbar qoraysa iyadoon is ogeyn
Su’aasha:
Gudomiye : gudomiye waxaa jirto gabar walashey IGA yar Wana mama HAL wiil haysata waxay is aragtaa markasta oo ay qalin iyo book so qadaato waxay is arkeysaa ayadoo qortay Allaahu Akbar ayadon ogayn xasusutedu waxay so labanaysa marki ay qoralkas dhameso ayado ogayn ama ugu tola galin arinkaas Ila hooyo iyo Abe e u shegtey maxad isleyahay oo EY noqonkartaa.
