Site icon Daruur درور

Gabar ku riyootay ninkeeda oo dharka caruurta u keenay

Su’aasha:

Asc bahda daruuro wll xLay adinkii waxaan ku riyooday odaygayga oo dhar caruureed qurxan oo surwaalo iyo garamaan u badan oo dhar wiilal ah iyo halxaboo garan gabdheed ah oo aad u qurxan anaaana arag tolmo saas ah waligay oon leeyahay garan kan waa gabar gurxanaa waana dharka umusha buuu iikeenay waxaan laha ilahaybaa inmo isiinaya meelbaan dhigan anoo aad ugu riyaaqaya maxay nowonkarta wll.

Gabar ku riyootay ninkeeda oo dharka caruurta u keenay
Gabar ku riyootay ninkeeda oo dharka caruurta u keenay

Jawaabta:

Riyada waxay tolmaamaysaa barwaaqo iyo ubad inaad heli doontaan, waa riyo fiican dhar ilmaha yaryar.
Inshaa Allaah riyada bishaaro ayay xambaarsan tahay.

Exit mobile version