Gabar ku riyootay nin xiriir ka dhexeeyay asoo soo wacayo
Su’aasha:
asc wll wax ku riyodey wiil an xidhiidh lahan jirney hada kaso waregtey 3 sano baa isoo wacay wuxu anigna waxn walashey kulaha kaley iirac an runta ushege inan rabin qof kale raadsado kadib waxn isu balansanay inan lakulmo
Anon la kulmin ban riyada ka tosey.
![Gabar ku riyootay nin xiriir ka dhexeeyay asoo soo wacayo](https://daruur.com//wp-content/uploads/Gabar-ku-riyootay-nin-xiriir-ka-dhexeeyay-asoo-soo-wacayo.jpg)