Site icon Daruur درور

Gabar ku riyootay nin bidaar leh iyo labo waddo kala duwan

Gabar ku riyootay nin bidaar leh iyo labo waddo kala duwan

Su’aasha:

Asc Sheikh allaha ku barakeyo waxan ku riyooday meel Aan wax ku barto ayan jogay waxan wate saako lkn madaxa waxba iima sarno wiil aya arke wax ayaana weydinay qeeb saakada ka mid eh aya afka saarte dadka caadi aye iila hadlaan mana ku mashquulin dharkeyga waan soo orodne darbi ayan ka boodi rabne macalin aya soo baxay bidaar ayuu leyahay sida cadiga lkn basa xiir ayuu ahaa riyada dhexdeeda maxa timahii uga dhacay ayan is weydiyay waan soo waregtay gudaha ayaan soo galay laba wado aya iga soo horbaxay mid saliid aya ku daadsan waad ku dhace tan kale aayan maray waxan arke anoo jilbaab xiran markan wadadaas lugta saaray.
Jazakaallh

Gabar ku riyootay nin bidaar leh iyo labo waddo kala duwan
Gabar ku riyootay nin bidaar leh iyo labo waddo kala duwan

Jawaabta:

Riyada ninka bidaarta leh oo ay aragto gabar doob ah waa nasiib fiican iyo arsaaq waasac ah, meesha wax aad ka barato waa nolosha adduunka oo laga barto, labada waddo aad aragtay waxay tilmaamayaan jidka nolosha saxda ah iyo jidka nolosha qaldan oo lagu kufi karo, adiga nasiib ayaad leedahy jidka lagu kufi karo waad ka leexatay waxaad qaadday jidka saliidda aan lahayn oo aan lagu kufaynin waxaadna is aragtay adoo jilbaab wata, waxaa laga wadaa jidka guurka ayaad qaadday jilbaabkana waa asturaadda ninka ku asturayo, maxaayeelay guurka waa asturaad ninka iyo naagta ay isku asturayaan.

Riyada Acounka Phonkayga Oo Wada Lacag Ah

The dream of a bald man seen by a young woman is good luck and ample sustenance, the place from which you learn is the life of the world from which to learn, the two paths that you have seen indicate the way of the right life and the way of wrong life that can be fulfilled, you are fortunate that you have turned away from the way of exculpation, you have taken the path of oil without oil and not to be swallowed up and you have found yourself with a knee, It is from the way of marriage that you have taken, and the kneeling is the covering of the man who covers you; for marriage is a garment for the man and the woman who are clothed together.

Exit mobile version