Gabar ku riyootay iyadoo xaadada iska xiirayso

Su’aasha:

Riyo gacanteyda oo cad oo xaad badan oo aan xirayo qofna ileyahay ha xiirin ee daa.

Gabar ku riyootay iyadoo xaadada iska xiirayso
Gabar ku riyootay iyadoo xaadada iska xiirayso

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku jirto shaqo adag oo nin loogu talagalay adigana waxaad rabtaa inaad ka baxdo dhibka shaqadaas, timaha xaadada ee gacanta haweenka marka lagu riyoodo waxaa lagu fasiraa dhibaato ama rafaad ama shaqo adag ay gabadha ku jirto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More