Gabar ku riyootay iyadoo nin kufsan rabo lakin walaasheeda kufsaday

Su’aasha:

Asc waxan ku riyodey ninba iso galay gurigayga wuxu iweydiyey iney cidi joogto markan u shegay inan cidi joogin wuxu isku dayey in uu ikufsado kadib wan suuxey waxba imu geysan wu iska tagay kadib hooyo iyo walalo oo is ag fadhiya hoyana waxay sameynysey dhari ama digsi ka cunada lagu kariyo iyado cilan saareysa hooyo ayan ushegay ninka ikufsan gaadhey kadib hooyo waxay ii shegtey in aniga wax iyeelin lkin walashey ta u yar in uu kufsady
Wad mahadsantihin daruur.

Gabar ku riyootay iyadoo nin kufsan rabo lakin walaasheeda kufsaday
Gabar ku riyootay iyadoo nin kufsan rabo lakin walaasheeda kufsaday

Jawaabta:

Riyada waa digniin waa inaad iska ilaalisaan raga gurigiina u badan ninkaas ku kufsan rabo waxaa laga wadaa qof xun oo laga yaabo inuu dhib idin geysto, hooyo dhariga ay samaynayo iyo cilaanka wuxuu tilmaamayaa waxtar iyo farxad gurigiina imaan doonto, riyada waxaa kaloo laga fahmayaa in walaashaada dhib soo gaarayo dhibkaas wuxuu la xiriiraa sumcaddeeda, iska ilaaliya raga gurigiina lugta soo dhigaya taxdar ka qaba.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More