Gabar ku riyootay iyadoo cunaysa moos aad u weyn Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Oct 18, 2021 629 0 Su’aasha: Asc walal waxan ku riyooday anigo cunaayo moos aad u weyn oo halkiisa xabo aan la dhamayn karayn kaas oo ka baxay gurigeena maxay noqon kartaa Gabar ku riyootay iyadoo cunaysa moos aad u weyn Jawaabta: Riyada waxay tusinaysaa inaad heli doonto arsaaq waasac ah iyo nolol aad u barwaaqo badan mooska wuxuu ka mid yahay cuntooyinka janada waa bishaaro riyada inshaa Allaah. Guud ahaan cuntada waa wax aad u fiican marka lagu riyoodo siiba markay tahay cunto raaxo badan oo macaan ah, waxaa kaloo riyada laagu fasiri karaa inaad guursan doonto nin lacag leh oo hantiile ah. Riyada Mooska 0 629 Share