Gabar ku riyootay iyado uu guurasanayo nin waalan ama yar

Su’aasha:

asc wll waxn ku riyodey ano guursanaya wiil yar oon qangaarin wana ka cabsanayey dadku waxa odhan donan sida maxa ilmaha yar ka guursatey marna isla riyada oo ah ano guursanaya nin uskag ama nin an dhargiisu wasaq yihin marna nin walan ano guursanayo riyadasi inbadan iguso noqnoqtey wan ka duceysan jirey hada riyada ma arko mahadsaidin.

Gabar ku riyootay iyado uu guurasanayo nin waalan ama yar
Gabar ku riyootay iyado uu guurasanayo nin waalan ama yar

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad yeelan doonto awood oo aad xukumi doonto ninka aad guursanayso mustaqbalka, waayo ninka caliga aan lahayn oo waalan iyo ilmaha yar iyo ninka uskaga leh dhamaan way liitaan marka riyada waxay tilmaamaysaa inaad awood yeelan doonto ama aad dad u talin doonto rag ama dad xataa haddii aysan guur ku imaanin taas.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More