Gabar ku riyootay ayeeydeed oo dhimatay iyo qubuuraha la furay
Su’aasha:
Asc Gabar baa waxay ku riyootay ayeeydeed oo dhimatay Wajigeeda aan Si fiican loo arkeynin qabuurihii dhan ayaa loo kala furay qof Waliba oo qabriga ku jiro way arkeysaa naag waxaa la tusiyey oo Luga waa Wayn oo qurux badan wajiga ka gubatay waxaa la leeyahay qofkan daawada la isku cadeeyo ayuu marsan jiray kadib waxay kaxeeneysaa ayeeydeed waxay u gayneesaa aabaheed Waxay isku dhiibayaan waraaqado iyo documentiyo kadib iyadoo mara cad xiran ayey sii libdheysaa ayeeyadii.
