Site icon Daruur درور

Gabar ku riyootay ayeeydeed iyo awoowgeed oo qabrigooda is dhinac yaalo

Su’aasha:

Fg Riya hore oo an qalday

Asc gabar ayaa waxay ku riyootay iyadoo Gabar yar sinta ku wada ayeeydeed oo dhimatay iyo awoowgeed oo nool oo qabrigooda is dhinac yaal ayeeyada way dhibaneyd dadka Qabriga kula jira ayaa dilayey waxayna laheyd iga war haaya gabadhii ay sinta ku wadatay ayey ayaayadii laaceysaa balse gabadha yar waydiideysaa kadib waxaa la tusinaya awoowgeed nool oo qabrigiisa sariir u dhex taal iyo gabadha aabaheed oo wada hadlaya awoowgeed ayaa aabaheed u dhiibaya waraaqo badan

FG Riyadan mid hore ayey aheyd balse informationka ayaa iga Yara qaldanaa gabadhii ku riyootay oo in loo fasiro rabtay ayaa mar kale IGA codsatay Riyada iyadoo Saxan inaan diro

Gabar ku riyootay ayeeydeed iyo awoowgeed oo qabrigooda is dhinac yaalo
Gabar ku riyootay ayeeydeed iyo awoowgeed oo qabrigooda is dhinac yaalo

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa eyeeyada inay duco u baahan tahay haloo duceeyo.

Exit mobile version