Gabar ku riyootay awoowaheeda dhintay oo gaajaysan
Su'aalaha
Su’aasha:
habayartayda way hurdaysay kadib waxay riyo ku aragtay awoowaheyga oo dhintay wuu u yimid wuxuu ku yiri gaajo baa i haysa cunto ii sameey waxay ku tiri aad gabadhaada weynta iyadaa waligeeda ku adeegi jirtay wuxuu yiri ma rabo inay wax ii samayso adi ii sameey maxaa lagu fasiri karaa.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa awoowahaaga inuu u baahan yahay duco marka haloo duceeyo gaajada qofka dhintay waxay tilmaamaysaa inuu duco u baahan yahay, marka salaad aad tukato u duceey, inshaa Allaah ducada way gaaraysaa qofka dhintay, haddii aad ka sadaqaysan karto way fiican tahay.