Site icon Daruur درور

Gabar ayaa ku riyootay ani iyo ayada oo waraaqo naloo soo saxiixayo

Su’aasha:

Asc bahada daruuro gabar ayaa ku riyootay ani iyo ayada oo waraaqo naloo soo saxiixayo nin meel fadhiya noosoo saxiixay maxay tahay wllyal.

Gabar ayaa ku riyootay ani iyo ayada oo waraaqo naloo soo saxiixayo
Gabar ayaa ku riyootay ani iyo ayada oo waraaqo naloo soo saxiixayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo idin khuseeya adiga iyo gabadha aad ku riyootay  arrimahaas inay soo dhamaan doonaan oo ay hirgali doonaan wax aad sugayseen, ama qorshe aad waddeen ama ballanqaad hadduu jiro, waa riyo fiican.

Riyada saxiixa waa arrin laguu fulin doono oo khayr ah.

Waxaa kaloo ay tusin kartaa waxla iibsanayo sida dhul ama guri ama gaari iwm.

Exit mobile version