Site icon Daruur درور

Gabar adeerkay dhalay oo arin iga haysata

Su’aasha:

Gabar aya jirta oo aderkayga dhalay oo la rabo in lay guuriyo waxan maqlay gabar adeerkaaga dhalay ma fiicna inaad guursato ilmaha aad dhalaysaan jirooyin ayay familka ka dhexlayaan waxaan rabi lahaa inad iga jaahil bixisaan guurka gabdhaha ina adeerka ah .

Gabar adeerkay dhalay arin iga haysata
Gabar adeerkay dhalay arin iga haysata

Jawaabta:

Diin ahaan waa xalaal in la guursado gabar uu dhalay adreerkaaga  quraanka ayay ku caddahay arrintaas iyo sunada nabiga SC.

dad way jiraan oo guursaday gabar adeerkooda dhalay dadka qaar wax dhib ah kalama kulmaan xagga  caafimaadka.

qaarna waxay kala kulmaan jirrooyinka sal ku leh familka guud ahaan.

teeda kale waxaa la dhahaa naag waxaa ugu fiican in la guursado naagta kaa fog dhalasho ahaan, laakin wax dhib ma laha inaad guursato gabar adeerkaaga dhalay.

Exit mobile version