Site icon Daruur درور

Gabar adeer dhalay ayaa lay guurin rabaa

Su’aasha:

Wllow dhib baa i haysta ila taliya sida ugu fcn
Waxaan ahay wiil dhalnyaro ah aad ayaan u siigaystaa cid iga war qabto malahan tabartayda hoos ayay u sii dhacaysaa
Adeerkay ayaa gabar ka doonay hdana waan ka noqday gabdhaha gabar qurxoon maahan
Oo saddex biood ka hor intaan doonay ayaa hadana iska daayay
Siigadiina waan isku dhibanahay waan qurxoonahay qof xishood badan ayaa ahay qof diinta jecel oo ku faano ayaa ahay
Maskaxdaydana masha alaah soddon jir xitaa malahan
Lkn dhibka ii qarsoon ayaa ah عاددة  سرية ama
Mustarbation ama siigo arintaas noloshayda waan ka joojin waayay wax walba sameeyey
Waxaana jeclahay gabar qurxoon lkn ma helo oo arintaas waa dhib lkn tan uu adeerkay dhalay kuli waa laiga bixiyana waa gabdhah barakee un oo xalaasho gabadhiina si baan u rabin oo xitaa film hadaan daawanayo oo arko gabar qurxooon tii waan nacayaa marna waxaan is dhahayaa ku raaxyso sidaa rabtid ugu tag salsalaax oo leef leef
Marka labo daran mid dooro wye arinta inaan siigaysto oo dhib lakulmo oo rafaado la i caayo
Ama in gabdhaas aan arooso oo aan dago raaxaysto labadaas ayaa isku hayaa
Anaga faamilkeena nimankooda aaad ayay uqurux badan yihiin lkn ilaahay mid xooga foolxun iyo mid xooga wayn ayuu ilaahay kusoo aadiyaa anigana waa ikan oo anigii ninka ahaa ayaa dhahaya gabdhahaas kuuma qalanto waad ka qurux badan tahay oo adeer wlahi isla xiligaan ayuu qadka iigu jiraa oo leeyahay jwaab cad ayaa kaa rabaa marka iga taas dadka arkayana ilaahay baan ku dhaariyee commentiga igu caawiya si aan dhiiri galin uga sii qaado @.

Gabar adeer dhalay ayaa lay guurin rabaa
Gabar adeer dhalay ayaa lay guurin rabaa

Jawaabta:

Guurka waa mustaqbal waana nolol aduun oo aakhira ku xiran, hadduu kaa hallaabo waxaa laga yaabaa mustaqbalkaaga inuu kala daato, salaad istikhaaro tuko Alle baryi si uu kuu waafajiyo middii khayr kuugu jiro.

Teeda kale xumaanta aad ku jirto ka fogow haddaad rabto naxariista Alle inay kugu soo degto.

Gabadha adeer dhalay hadday akhlaaq iyo diin leedahay dhib ma laha inaad guursato waxaa laga yaabaa inuu Alle kuu barakeeyo.

Adduunka wax dhammaystiran lama helo, naag qurux badan ayaa jirta oo akhlaaqda ka dhimatay marka si fiican uga fiirso.

Exit mobile version