Su aal waxan ahay gabar yar dadeydana waa 17 waxan isgu arkaY dhabar xanun said ah wanab sijogta ah mana aqano sababta ka danbeysay xanunka uu ixanuna dartisa mar walbo an saxanayo wax ban ku takeya micnha hoos ban wax adag kagaliya sii uu iga yarado xanunka marka jawabtada muhiim bey itahay ee iso jawaab plz
Jawaabta:
Dhabar xanuunka sababo badan ayaa keeni kara waxaa laga yaabaa inuu keenay dhagaxa kellida ama qofka asoo qalloocan inuu sidaas ku shaqeeyo asoo u dhexeeya taagni iyo foorar, waxaa laga yaaba dhiiga caadada inuu keeno, waxaa dhici karta jug mar hore ku dhacday inay kusoo kacdo.
Haddii uu joogto yahay waxaa lagaa rabaa inaad dhakhtar u tagto waa in la baaraa waxa keenay.