Site icon Daruur درور

Gabadhii lo’da lahayd iyo ninkii nacaska sheeko gaaban

Gabadhii lo’da lahayd iyo ninkii nacaska sheeko gaaban

Nin nacas ah ayaa wuxuu arkay gabar leh beer lo’ badan lagu xanaaneeyo wuxuu ku yiri lo’dan badan sideed ku beerteen aad ayay u badan tahay.

Gabadhii lo'da lahayd iyo ninkii nacaska sheeko gaaban
Gabadhii lo’da lahayd iyo ninkii nacaska sheeko gaaban

waxay ku tiri dhulka ayaan sokor ku daadinaa markaas ayay kasoo dhalaneysaa.
ninkii nacaska ahaa sidii gabadha u sheegtay ayuu sameeyay intuu sokor keeney ayuu meel ka mid ah dhulkiisa ayuu ku daadiyay.
maalintii kale ayuu meesha tagay wuxuu arkay quraansho badan sokorta dul saaran.
ninkii ituu farxay ayuu gabadhii u tagay wuxuu ku yiri lo’da marka ay yaryar tahay aad ayay u qurux badan tahay.
gabadhii qosol ayay la dhacday iyadoo la yaaban nacasnimadiisa iyadana way ku cayaareysay isagana sheekada ayuu rumeeyay.

Sheekada waxay tilmaamaysaa dadka qaar meesha uu taagan yahay caqligooda kaftanka xataa wuxuu u qaadanayaa qofka nacaska ah dhab.

 

Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay

 

A foolish man saw a girl with a farm where many cattle are reared and said to her, “How many cows you have planted are very many.”
It counts it on the earth, and we pour it down on the earth, and then it will come out of it.
The foolish man, as the girl told her, did so, bringing sugar, and dumping it in one part of his land.
The other day he went to the place and saw a lot of Koran on the sugar.
And the man rejoiced, and went unto the damsel, and said unto her, When she is young, she is very beautiful.
The girl laughed and wondered at his foolishness and she danced with him and he believed the story.

The story describes some people where their intellect stands the shirt even takes the fool real.

 

Sheekadii eeyga difaacay rasuulka scw

Exit mobile version