Gabadha Sunna gudka ah tan fircooniga iyo tan aan la gudin midee raaxo mac

Gabadha Sunna gudka ah tan fircooniga iyo tan aan la gudin midee raaxo mac

Su’aasha:

Walaal inkastoon aan wali guursan hadana waxaan rabaa inaan ogaado. Midee ku haboon dhanka raaxada markii la fiiriyo sadexdan nuuc ee gabdhaha tan la guday oo fircooniga ah, tan la guday oo sunnaha ah, iyo tan aan la gudin.

Teda kale gabdhaha hadaan la gudin oo sidoodii lagu sii daayo dambi miyaa gudniinka gabdhahana Sunno miyaa mise waa waajib ama waa caado dhaqameed soo jireen ah.

Gabadha Sunna gudka ah, tan fircooniga iyo tan aan la gudin midee raaxo mac
Gabadha Sunna gudka ah, tan fircooniga iyo tan aan la gudin midee raaxo mac

Jawaabta:

Marka aan kuu hormariyo gudniinka dumarka diinta meesha uu ka taagan yahay.

Gudniinka dumarka culimada way isku khilaafeen qaar waxay dhaheen waa waajib qaarna waajib ma aha ee waasunno.

Marka culimada sidaas qabana waa culimada waaweyn madaahibta afarta ee islaamka ka tirsan.

Marka gudniinka laga hadlayo  ma aha midka fircooniga oo gabadha laga jarayo kintirka iyo faruuraha xubinta taranka oo dha.  ee waxay ka hadlayaan gudniinka wax yara laga goynayo gabadha meesha la gooynayana waa qaybta kore ee kintirka.

Marka laga hadlo xiriir miyaa ka dhexeeya kacsiga iyo gudniinka?

Dumarka dareenka kacsiga way ku kala duwan yihiin qaar waxaa jira dareenkooda gudaha ku badan qaarnka faruuraha cambarka ku badan.

Marka gudniinka si xoog wuxuu u saameeyaa dumarka dareenkooda kor ah marka faruuraha laga jaro kintirkana laga gooyo qabow ayay noqonayaan.

Laakin kuwa gudaha cambarka dareenkoodi ku xoog badan yahay saamayn weyn kuma yeelanayo, sidaa daraaddeed waxaad arkaysaa gabar fircooni u gudan hadana dareen xoog leh. Midda aan la gudin waa iska caddahaya inay labadooda ka duwan tahay.

Waxaa kaloo jiro muhim ah dareenka ku sugan jirka oo la xiriira hormuunada jir taasna kaalin ayay ka cayaareaysaa dareenka dumarka caafimaadka cuntada nafaqada waxaas oo dhan way saameeyaan dareenka haweenka.

Kacsiga dumarka suniga maka duwan yahay fircooniga

Waa maxay fircooni iyo suni

Naagaha fircooniga sidee u tababari karaa

Galmada foorarka iyo gudniinka fircooniga

 

When I put you forward to female circumcision the religion where it stands.

The scholars disagreed about the circumcision of women, some said, “It is obligatory and some are not obligatory.

When the scholars do this, they are the great scholars of the four islamic worlds.

When it comes to circumcision it is not the Pharaoh’s one where the girl’s penis and genital fingers are cut off. They are talking about circumcision, which is a little cut off from the girl, and the place where the circumcision is cut off is the upper part of the penis.

When it comes to a relationship between erection and circumcision?

In women, the feelings of arousal vary. Some of them have their inner feelings that are common in the anal fingers.

When circumcision forcefully affects women’s emotions when the fingers are cut off and the penis is cut off they become cold.

But those who are strong within the palate have no great effect on the feelings of those who are strong in the palate. Therefore you see a young woman who is circumcised by Pharaoh, yet feels strong. The one that is not circumcised is obviously different from the two.

There is also an important feeling in the body that is related to the physiology of the body and this plays a role in women’s feelings about the health of food nutrition all this affects the feelings of women.

 

Korarsi

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More