Gabadh ninkeda khaayintay iyo ah’na beenalay

Su’aasha:

A S C, bahda daruur marka hore wxn idinku salaamaya salaan sare kadib su’aashan qabo waxa weeyan, gabadh xaas oo ninkeega khaayintay e nin kale xirir lasameesay kadib marku ninkeegu ku ogaaday khalad sameesay ay khaladkay sameesay ninkeega u qiratay iyo cafis ay weedisatay ninkeeguna cafiyay lkn haday gabadha xaaska ah been badan tahay ninkeegu side buu kalsooni ugu yeelan kara mahad sanid.

Gabadh ninkeda khaayintay iyo ah'na beenalay
Gabadh ninkeda khaayintay iyo ah’na beenalay

Jawaabta:

Qofka aadanaha wuu qaldami karaa, ninka hadduu naagtiisa cafiyo way fiican tahay laakin waxaa la rabaa khaladka ay gashay inaysan u laabanin, haddii ay been badan tahay oo ay xumaanta ka haraynin ninka waxaa fiican inuu naagtaas iska dheereeyo intaysan u keenin wax ka weyn waxyaalaha ay samaysay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More