Filin xun ayaan daawadaa sideen u joojiyaa ila taliya

Su’aasha:

ASC wasmada filimada ma real sexy ba dumarka siilkooda sidas miyu u wenyahay ragana guskoda sidas miyuu u yaryahay dumarka dabada kacsi miyay ka dareman raaxana makahelan dhamadki sanadki hore ayan bartay daawashada waxas mana siigeysto OO maihi dadka siigeysto malin kasta ayan dawada sexka waan isku dayay inan joojiyo oon katowbad keeno lakin markan kashalayo oon illahi dambi dhaaf weydisto hadana maalmo kadib ano dawanayan is arka inan kudul dhinto ayan kabaqaya ila taliyo.

Filin xun ayaan daawadaa sideen u joojiyaa ila taliya
Filin xun ayaan daawadaa sideen u joojiyaa ila taliya

Jawaabta:

Waxa aad aragtay oo xumaan ah waa wax dhalinyarada lagu fasahaadiyo oona niyada lagaga dilo, waxaas waa been waa filin waa wax la jilaayo sheekadaas iska daa, kana fogow inaad daawato filin xun, dambi ayaad ku jirtaa inta aad daawanayso.

Waxaa lagaa rabaa inaad go’aan adag ka qaadato haddii kale mustaqbalkaaga adduun iyo aakhiro ayaa burburaya.

Towbad keen oo Ilaahay usoo laabo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More