Filimada xunxun dhaawaca ay maskaxda u geystaan
Su’aasha:
Asc bahda daruur waan idin salaamay dhamaantiina iyo inta ku xiran webka su aashayda walaalow waxay tahay nio anigoo iska dhalinyaro markaas soo qaangaarey ayaan waxaan bartey siigo bilowgii ilaa 1 sano siigada layn ku ekaa halsano ka bacdi aflaanta anshaxa xun daawashadooda ayaan bilaawey markaan wadey mudo 1.5 kudhowaad waxaan bilaawey inaan dareemo xishood dadka aan aqaano iga weyn dhaxdooda markaan ku jiro iyo dadka inaan ku mashquulo oo aan isdhaho maxay kasoo fiiriyaan mudo ayaan sidii ku socdey daawashada aflaantaas sina uma dhaafin waxaan galey mudo 3 sano kabacdi haaladii hallad kadaran oo ah markaan salaad ku jiro qofka dhinacay ku tugan markuu lugayga lugta saaro inaan dareemoo dareen neefta iga xirmayso aniga lugtayda inaybilawdo dhaqdhaqaaq ugu danbeyn maalin ayaaba waxaa dhacdey ninkii salaada igula jiray inuu safka iiga baxo maalintaas ayay iiga darnay iyo marka taabuurka lagu jiro inaa ku dareemo maclamiinta qajiilaad gabar aan isjeclayn xitaa jaceyl ayay ii sheegatey waxay iigagaa tagtey sidaas asxaabtey qaarkood hada kuma darsado awood yari awgeeda siigada iyo daawashada aflaanta markaan bilaawey ayaa xaaladahaan iyo xaalado kale lasoo koobi karin galay marka walaalo maxaa hal ah si degdeg igaaga soo jawaab fariintA gmailkayga igaaga soo dir hadaad rabto soo dhig laakin gmailka igaaga soo dir.
