Site icon Daruur درور

Filimada xun qaabkeen isaga reebi karaa talo i siiya

Filimada xun qaabkeen isaga reebi karaa talo i siiya

Su’aasha:

Ramadan kan waxa iga goaneyd isbadal Inan sameyo oo aan siigada joojiya lakin xalay Ayan filim wasmo ah dawaaday biyahana way iga imaadeen Marka filimada Ayaan addicted ku noqday
Talada ugu wanagsan IGA siin laheyd
Hadaan wifi iyo telephone isku helo waxa ugu horeyo oo aan raadiya wa dawashada sexga

Filimada xun qaabkeen isaga reebi karaa talo i siiya
Filimada xun qaabkeen isaga reebi karaa talo i siiya

Jawaabta:

Marka hore dambiga ka towbad keen, Ilaahay wuu ka aqbalaa addoonkiisa marka uu usoo laabto, in badan ayaan soo sheegnay qaabka loo joojiyo filimada xunxun daawasjhadooda.

Guud ahaan waxaad isaga joojin kartaa daawashada filimada galmada inaad iska ilaaliso kaligaaga inaad meel gasho ama qol kaligaaga inaad seexato, waxaad ka fogaataa saaxibka xun, la saaxiib dadka Alle baqo,  sidoo kale inaad ogaato inay dambi yihiin arrimahaas sidoo kale inaad ku dadaasho daacada Alle iyo salaadda iyo weysada, sidoo kale Alle ka baryi inuu kaa madoobeeyo filimadaas, haddii aad awooddo naag guurso, si shahwada ay kaaga danto.

 

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 1aad)

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 2aad)

يقول تعالى ناهيا عباده عن الزنا وعن مقاربته وهو مخالطة أسبابه ودواعيه ( ولا تقربوا الزنا إنه كان فاحشة ) أي ذنبا عظيما ( وساء سبيلا ) أي وبئس طريقا ومسلكا

أنَّ غلامًا شابًّا أتى النبيَّ صلَّى اللهُ عليهِ وسلَّم فقال : يا نبيَّ اللهِ أتأذنُ لي في الزنا ؟ فصاح الناسُ به , فقال النبيُّ صلَّى اللهُ عليهِ وسلَّم قَرِّبوهُ , ادْنُ فدنا حتى جلس بين يديْهِ , فقال النبيُّ عليه الصلاةُ والسلامُ : أتحبُّه لأُمِّكَ فقال : لا , جعلني اللهُ فداك , قال : كذلك الناسُ لا يُحبُّونَه لِأمَّهاتِهم , أتحبُّه لابنتِك ؟ قال : لا ، جعلني اللهُ فداك قال : كذلك الناسُ لا يُحبُّونَه لبناتِهم , أتحبُّه لأختِك ؟ وزاد ابنُ عوفٍ حتى ذكر العمَّةَ والخالةَ , وهو يقولُ في كلِّ واحدٍ لا , جعلني اللهُ فداك , وهو صلَّى اللهُ عليهِ وسلَّم يقولُ كذلك الناسُ لا يُحبُّونَه , وقالا جميعًا في حديثِهما – أعني ابنَ عوفٍ والراوي الآخرَ – : فوضع رسولُ اللهِ صلَّى اللهُ عليهِ وسلَّم يدَه على صدرِه وقال : اللهمَّ طهِّرْ قلبَه واغفر ذنبَه وحصِّنْ فَرْجَه فلم يكن شيءٌ أبغضَ إليه منه . مصدر

Exit mobile version