Site icon Daruur درور

Fasrika riyada jaridda timaha

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday anoo timahayga iska jaray maxaa lagu fasiri karaa jaridda tiamaha.

Fasrika riyada jaridda timaha
Fasrika riyada jaridda timaha

Jawaabta:

Qofka arko asoo timaha laga jarayo ama isaga iska jarayo waxaa lagu fasirr inuu iska gudi doono deyn lagu leeyahay ama inuu aadi doono xajka ama cumarada, waxaa laguu lagu fasiri karaa inuu qofka waddaddiisa la layn doono wax dhib ku ah oo wax badan ka reebi jiaray ha noqdo saaxiib xun ama qof xun, sidoo kale jarida timaha waxaa kaloo lagu fasiri karaa qoka oo murugta ka tagayso oo uu gaarayo guul iyo wanaag uu raadinayay

Exit mobile version