Site icon Daruur درور

Fasirka riyada xiiridda ama jaridda timaha

Fasirka riyada xiiridda ama jaridda timaha

Su’aasha:

Riyada timaha la jarayo maxaa lagu fasiraa qofka ku riyooda asoo timaha loo jarayo  qofkana waa nin fasirka riyada jarida timaha ii fasira fadlan.

Jawaabta:

Fasirka riyada xiiridda ama jaridda timaha
Fasirka riyada xiiridda ama jaridda timaha

Fasirka riyada timaha la jarayo waxyaalo badan ayaa lagu fasiri karaa waxay ku xiran tahay qofka arkay iyo siduu u arkay.

Jawaabta:

jarida ama xiiririda timaha waxay noqon kartaa qofka inay ka tagi doonaan wixii murugo ah ama dhibaato ah. waxaa kaloo lagu fasiri karaa qofka in deynta laga gudi doono sidoo kale inuu cabsida ka badbaadi doono.
haddii uu yahay qofka timaha laga xiirayo cunug yar waxay tilmaamaysaa riyada cunugas inuu noqon doono qof wanaagsan oo diinta ku dhaqmaya.
haday tahay naag waxay lagu fasiraa naagtaa in lasoo furi doono.
qof faqiir ah hadduu ku riyoodo asoo laga xiirayo timaha ama laga jarayo waxay tilmaamaysaa inuu lacag heli doono oo uu deymaha lagu leeyahay iskaga gudi doono.
hadday tahay gabar doob ah oo timaha laga xiirayo waxay tilmaamaysaa cudur iyo jirro

 

Riyada anoo joogo timajare oo timahayga dheer laga cararay

Exit mobile version