Site icon Daruur درور

Fasirka riyada xaaskayga taleefanka jabinayso

Su’aasha:

Asc wllo waxan xalay ku riiyooday xaaskeyga oo telefanka iga jibisay anigana waxan xanaqay kadib telefankeeda Iphone ah ayay isiisay.

Fasirka riyada xaaskayga taleefanka jabinayso
Fasirka riyada xaaskayga taleefanka jabinayso

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil ama rabsho oo ay kugu samayn donto xaaska laakin way ku raalli galin doontaa, sida laga fahmayo riyada, taasna waxaa laga fahmaya taleefankeeda ay ku siinayso, waxay la mid tahay raalligalin.

Riyada la jabinayo taleefanka waxay tilmaamaysaa isku dhac iyo dagaal.

Marka digniin ayay kuu tahay riyada, iska ilaali wax yar inuu idin dhex maro adiga iyo xaaskaaga.

Exit mobile version