Fasirka riyada rootiga ama muufada
Su’aasha:
Walaal maxaa lagu fasiraa qofkii riyo ku arko asoo rooti cunaya rootiga wuxuu cunayaa asoo macaan badan wuuna carfaa caraf aad u fiican marka maxaa lagu fasira rooti fadlan jawaab degdeg.
Jawaabta:
Rootiga haddii riyo lagu arko wuxuu tilmaamayaa nolo fiican, qofkii arko asoo cunaya rooti ama muufo wuxuu helayaa nolol aad wanaagsan waa arsaaq aan lasoo koobi karin, marka rootiga waa khayr waa riyo bishaaro ah oo fiican.