Site icon Daruur درور

Fasirka riyada raadinta dharka

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday aniga oo dhar daydayaya kadipna dadku igu qoslayaaan oo aanay waxba iga qaban karayn. mudo ayaan radinayaa waxan xidhanay shay gaaban.

Fasirka riyada raadinta dharka
Fasirka riyada raadinta dharka

Jawaabta:

Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad raadinayso gabar aad guursato oo kuu qalanto, waxaa laga yaabaa inaad qabto ama ay ku rabto gabar aan kuu qalmin, dharka waxaa lagu fasiraa dumarka, waayo qofka marka uu guursado naagtiisa astur ayay u tahay isagaguna astur ayuu u yahay iyada.

Marka waa riyo wax kuu tilmaamayso.

Exit mobile version