Fasirka riyada nin iyo boolis wax xabadeynayo

Fasirka riyada nin iyo boolis wax xabadeynayo

Riyada:

Asc sheekh waan ku salamay
Waxaad ii Soo fasirtaa hadii alle idmo
Waxaan kuriyoday nin aan aqaano ayaan isku soobaxay waanu isa salaanay kadib wuxuu igu idhi waan tagaya iyo dhaqaaq ayuu isku daray waxaane uu istaagay meel qashin ah uune ku kaledhiyaya isagoo taagan,
Anigane intaan yaabay ayaan kuleexday xafada dad elhelkay Dagan yihiin waane soosalamay,
Kadib gaadhi ayuu dusha kafoolay anigiine intaan Soo gaadhay ayuu dhaqqay gaadhiga anigu waan idinka hadhayaa oo iskumeel uma socono waan kadagay,
Waxaa gaadhigii xabadeeyay boolis waan yaabay booliskii waan qabsaday sabaab aad u xabadysay waamxay waxy idhaheen uune baasay oo wax sharci dar ah ayaa saraan (kootarabaan) xabadihii qayb baa kudhacay gaadhigii shil bay galayn , lkn ma ugi siday wax ugaadheen,
Waan iska Soo baxay meel ay taalo caawo ama darin oo kalabaxsan ayaan iskaaga nastay iskune kala bixiyaya waxaa iiyimid laba nin oo hubaysan mid baa iyidhi aan halkan iskaaga naso Soo fadhiistay agtayda uune iskala bixiyay kiikale uu tagnaayoo lahaa inakeen , kaday khayr leedahay ii Soo fasir inshaallaah

Fasirka riyada nin iyo boolis wax xabadeynayo
Fasirka riyada nin iyo boolis wax xabadeynayo

Fasirka:

Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa qof dhaqan xun .

Waxaa laga yaaba inuu dhibaato kuu keeno haddii aadan iska ilaalinin.

Waxaa laga yaabaa ninkaas inuu yahay qof aad xiriir la leedahay.

Marka waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso raga xunxun.

Riyada hubka halkan ka daawo

 

Dreaming is a warning you are being warned of a bad action.

It may cause you problems if you don’t avoid it.

Maybe that guy is someone you’re in a relationship with.

Then you are required to beware of bad men.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More