Fasirka riyada naagta qaawan

Fasirka riyada naagta qaawan

Su’aasha:

Maxaa lagu fasiri karaa naag qaawan oo ah sidii hooyadeeda ku dhashay oo joogta meel banaan ah, waxaa ka qawan kor iyo hoose naasaha ilaa farjiga.

Fasirka riyada naagta qaawan
Fasirka riyada naagta qaawan

Jawaabta:

Fasirka riyada haweeneyda qaawan wuxuu yeelan karaa macne kala duwan, haddii naagta ay tahay naag aan la garanaynin waa arsaaq qofka uu heli doono, haddii ay naagta tahay naag qurux badan oo cad waa fidno qabsan doonto qofka riyada arkay hadduu yahay nin.
haddii naagta ay foolxun tahay fidno ma aha waa arsaaq.

wuxuu leeyahay Imaam Naabulisi:

(المرأة العارية المجهولة في الحلم تدل على قدوم الكثير من الخير والرزق)

(naagta qaawan oon la garanaynin riyada lagu arko waxay tusinaysaa wax oo khayr iyo arsaaq ah)

haddii uu arko nin doob ah naag qaawan oo aan la garanaynin taas waxaa lagu fasiraa inuu ninkaas guur usoo dhow yahay.
haddii ay tahay naagtaas qaawan mid garoob ah riyada waxay tusinaysaa ninkaas inuu yahay nin adduunka aan dan ka lahayn.
Haddii ay tahay midda riyada ku aragtay naagta qaawan taas waxay tilmaamaysaa inay uur qaadi doonto, haddii ay tahay haweeney caan ah waxay tilmamaysaa dhibaato iyo fadeexo.
sidoo kale gabadha qaawan waxay tilmaaysaa guud ahaan fashal iyo khasaaro qofka qabsan doonto, laakin waxaa shardi ah qofka xaalkiisa in la ogaado waayo fasirka riyada wuu is baddalaa.

 

Daawashada filimada gaalada dambi miyaa

 

The interpretation of a naked woman’s dream can have different meanings,

if the woman is an unknown woman it is a sustenance for the person who will get it,

if the woman is a beautiful and white woman it is a temptation that will capture the person who saw the dream if it is a man.
If the woman is ugly, it is not a temptation, it is a sustenance.

 

Riyada qaawanaanta halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More