Fasirka riyada la socoshada madaxda

Fasirka riyada la socoshada madaxda

Su’aasha:

Asc wllo Xalay waxan ku riiyooday anoo Ragg madax sare ah la socda walina kuwa dalka somalia ugu sareeya sameyn xoogan ku leh oo la faraxsan sheeko ahaan iyo isku qanacsanan marka muxuu noqon kara fasiirkeeda.

Waad mahadsan tahay wllo Haddii aad awooda Si deg deg iga jawab

Fasirka riyada la socoshada madaxda
Fasirka riyada la socoshada madaxda

Jawaabta:

Riyada la kulanka qof madax weyne ah ama jago weyn ahaya, waxay tilmaamaysaa inaad meel sare ka gaari doonta waxa aad gacmaha kula jirto.

Haddii aad waxbarsho ku jirto ama ganacsi ama mashruuc kale meel sare ayaad gaari doontaa. sidoo kale waxaad noqon doontaa qof caan ah oo hanti badan leh.

Riyada madaxda ama dadka bulshada saameeya waa riyo fiican oo bishaaro khayr wadata.

 

Qof ku riyooday madaxda Turkey iyo Germany iyo Austria

 

The dream of meeting a senior in a large position indicates that you will reach a high point in what you have in your hands.

If you are studying or in a business or other project you will reach a higher place. you will also be a well-known and wealthy person.

The dreams of leaders or people who affect society are a good dream with good news.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More