Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo gaari ka xaynaya marna riixaya marka maxaa lagu fasiira marka qof gaari uu wado marna uu riixaya. Mahadsanid wllo.
Fasirka riyada kaxaynta gaariga iyo riixidda
Jawaabta:
Gaariga marka riyo lagu arko wuxuu astaan u yahay wax lagu gaaro danta ama lagu badbaado, qofkii ku riyoodo asoo gaari saaran ama kaxaynaya dantiisa ayuu gaarayaa.