Fasirka riyada ilmo yar oon aad u jeclahay oon cayaarsiinaayo
Su’aasha:
Waxaan ku riyooday habeen dhexdaas anigoo cayaarsiinaayo ilmo yar oo aan dhunkanaayo isla riyada dhexdeeda waxaan aaminsanahay inaan canuga dhalay markaasa jacaylka aan ilmaha yar u qabo darteed aan la ilmeeyey maxaa lagu fasiri karaa riyadaas.
