Fasirka riyada eeyga kugu dhegi rabo
Interpretation of dream of dog with woman
Su’aasha:
Asc wll waxana rabay in la ii fasiro riyadaan xalay xiliyada danbe waxaan ku riyooday naag eey wadato oo wadada socoto iyo aniga iyo asxaabteyda eeyga naagtii intoo ka soo carary ayuu dhinaceena soo aaday asxaabteyda oo dhan wey carareen aniga wan awoodi wayey inaan cararo waan guur guurtay si kasto aan iskugu dayo ma carari karo ilaa eeygi oo igu imaaday oo eeyga inuu igu dhagi rabo waan iska caabiyey sida labi qof oo is dagaaleyso cml midba mar dhinac loo ridaayey naagti laheydna meesha ayey joogtaa igama celin karto qofaan aniga aheyn ma rabyo shiiqow maxee noqon kartaa riyadaaas.
