Fasirka riyada dabka shidan waa maxay

Fasirka riyada dabka shidan waa maxay

Su’aasha

Waxaan ku riyoday barama stove gurigayga ka shidan oo laba malin Shidanoo sida Wax ka hilmamay in la damiyo mana isticmalo barama stove holac yar aya ka baxaya iyo hora qiic ah marka uu guriga ka hubsan ayan isiri wana damiyay Lomaba dhawankarin kulelka illa hu qariray Maria biyo ayan ku damiyay.

Fasirka riyada dabka shidan waa maxay
Fasirka riyada dabka shidan waa maxay

Jawaabta

Riyadan waa digniin waxay kaaga digaysaa inaad ka fogaato waxyaalo qaarkooda oo sabab u noqon kara cadaabka Ilaahay, sidoo kale waxay tilmaamaysaa xoolahaaga inay ku baxayaan meel aan munaasib ahayn

Riyada bambo oo guriga ku qarxaysa oo aniga kaligay ka badbaadaya

This dream is a warning, it warns you to avoid certain things that may cause God’s punishment, and it also indicates that your animals are going to an inappropriate place.

 

Halkan ka daawo faahfaahinta riyada dabka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More