Waxan habeen hore ku riyoday hoyadey oo intey carotay guriga wan ka tagaya tiri oo an wiil iyo gabar yar gacanta kaso qabanayo oo an leyahay hoyo wan kuracaya kiliga ma baxeyso.
Jawaabta:
Riyada carada hooyada ma fiicna waxay tilmaamaysaa in dhib soo socdo, waxaa laga yaabaa inaad adiga samaynayso wax iyada aan raalli ka ahayn, carada hooyada waa digniin dib u eeg naftaada eeg hooyadaada weyddii wixii ay u baahan tahay iyo waxa ay dhibsanayso, guud ahaan ma fiican carada ama xanaaqa hooyada marka riyo lagu arko arrimo dhibaato la xriirta ayay tilmaamaysaa.