Fasirka qofka kursi weyn ku fashiya oo foom buuxinaya

Fasirka qofka kursi weyn ku fashiya oo foom buuxinaya

Riyada:

Asc waxan kuriyooday anigoo fadhiya kursiga wayn hortaydabe miis yaal hareera miiskane kuras ayaa talay dadne fadhiyaayn .
Markaan ruux baa iwaydiiyaya qalabka xafika sida kuraasta foom baane ka buuxinaynay waan faraxsana oo xil ba la igu wareeninayay waan dhamayn

ii Soo fasir haday khayr tahay

Fasirka qofka kursi weyn ku fashiya oo foom buuxinaya
Fasirka qofka kursi weyn ku fashiya oo foom buuxinaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga nolosha, waxay u badan tahay arrin shaqo kusaabsan.

Waxaa laga yaabaa inaad hesho  shqo fiican oo aad ku farxdo ama xil weyn ama inaad noqoto mas’uul muhiim ah.

Guud  ahaan riyada waa riyo aad u wanaagsan.

 

Riyada kursiga halkan ka daawo

 

The dream indicates a change in life, most likely related to work.

You may find a good job that you are happy with or a big position or become an important official.

Overall, the dream is a very good dream.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More